Wararka

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay Suuriya

0
Wakaaladda wararka ee dalka Suuriya SANA oo soo xiganaysa ilo milateri ayaa sheegtay in ciidanka difaaca circa ay ka hortageen weerar gantaallo ah oo...

Madaxweynaha Ukraine oo midowga Yurub ugu baaqay in ay cuno qabatayn kusoo rogaan dalka...

0
Madaxweynaha Ukraine ayaa ugu baaqay Midowga Yurub Arbacadii inay si deg deg ah ugu soo rogaan Ruushka cunaqabatayn cusub, isaga oo ka digay in...

Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka cabanaya maan-dooriyaha Xashiishka

0
Xoghayaha Iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka Shabeellada dhexe, Cabdiqani Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan maandooriyaha Xashiishka...

Afhayeenka Gudiyadda doorashooyinka oo ka warbixiyey halka ay marayso doorashada dalku

0
Afhayeenka Gudidda doorashooyinka Amb Axmed Safiina oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo hanaanka doorashada Dalku,isagoo xusay in ay hadda...

AMISOM oo tababar usoo xirtay Askar ka tirsan Ciidanka xoogga

0
18 ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa loo soo gebagebeeyey tababar socday muddo 5 maalmood ah, si kor loogu qaado aqoonta...

WARGEYSKA DALKA OO WAREYSI LA YEESHAY HAY’ADDA MADAXA BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA...

0
Wargeyska Dalka ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa wuxuu Wareysi gaar ah la yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenkaGuddiga Madaxa bannaan ee la dagaallanka MusuqMaasuqa...

Wasiir Dubbe “Waa lagama maarmaan xorriyadda hadalka iyo xurmeynta Saxafiga”

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xorriyadda hadalka iyo...

Guddiga doorashada gobollada waqooyi oo shaaciyey inay diiwaan galiyeen Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji

0
Guddiga maamulka Doorashadda gobollada waqooyi Somaliland ayaa shaaciyey inay diiwan galiyeen musharax xildhibaan Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u sharaxan kursiga sumadiisu tahay...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA MASAR IYO NORWEY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo soo xiray Madasha Aragti Wadaagga ee Heritage

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage oo lagu qabtay dalka...