Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan ee Dowladda Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya...
RW Rooble oo hey’adaha samafalka dowladda Imaaraadka kala hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay’adaha samafalka...
Waxaa sii adkaanayaa xaaladda biyo yirida ka jirta deegaanada gobolka Bakool .
Xilligaan lagu jiro waxaa aad u yaraaday helida biyo nadiif ah, ceelal gacmeedyada magaalada Xuddur intooda badan wey gureen waxa kor usocda qiimaha biyaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, yaa aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya Kate Foster, iyo wafdi ay hogaaminayso.
Kulanka ayaa...
Jaamacadaha Afghanistan oo dib loo furay iyo dumarka oo ka tegaya fasaladooda
Qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka Afghanistan ayaa la furay maanta oo Arbaco ah, waana markii ugu horreysay tan iyo markii Daaliban ay la...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda UNICEF
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Agaasimeyaasha...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Muqdisho
Guddiga Maamulka doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah Muqdisho ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS oo ka qeyb galay Xafladda Furitaanka Shirweynaha golaha fulinta Midowga...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS Mudane Cabdi saciid Muuse Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay Xafladda Furitaanka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta
Abu Dhabi- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo wali ku sugan Imaaraadka Carabta ayaa halkaasi kawada...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Muqdisho & Garoowe
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Muqdisho & Garoowe ku kala...










