Kulanka Maaliyadda ee Labad gole ee BFD oo kulan la yeeshay Wasiirka Maaliyadda XFS
Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS ayaa maanta waxay kulan Kula yeesheen xarunta Aqalka Sare Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Kulankaan ayaa...
Ergeyga gaarka ah ee abaaraha oo daahfuray barnaamijka gurmadka degdegga ah
-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo abaaraha dalka ka taagan.
Barnaamijka...
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo maanta xukuntay laba xubnood oo ka tirsanaa Daacish
Dayib Macallim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah, kadib markii ay Maxkamadda Ciidamada ku...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo u hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS, kaas oo ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay...
Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay in Maraykanku Ukraine ku taageerayo hal Bilyan oo dollar.
-Madaxweynaha maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay Dalka ukraine ku taageerayaan dhaqaale gaaraya $1 bilyan dollar,oo lagu taakulaynayo dhinacyadda amaanka iyo arrimaha bini’aadanimadda sida...
Howlgalka midowga Yurub oo qalab ciidan guddoonsiiyay Wasaaradda difaaca Soomaaliya
Muqdisho-Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub.
Taliyaha ciidanka Lugta ee Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre
Awdheegle- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Bariirre.
Ujeedka taliya uu...
Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyay Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee JFS
Garoowe- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jubbaland oo dhambaal hamlyo ah u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XFS
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamze...










