Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeybgalay Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Aqoonyahanno wax ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGA WARBIXIYEY XAALADDIISA CAAFIMAAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka...

Wasiirka xanaanada xoolaha ee XFS oo magaalada Riyadh kulan kula yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Sucuudi...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali), ayaa la kulmay dhigiisa Boqortooyada Sucuudi Carabiya Eng....

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo wehliyo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo kulan...

0
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kulan la yeeshay...

Wasiirka Qorsheynta oo daah furay mashruuca Kobciye oo ay ka faa’ideysanayaan sideed iyo tobban...

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta daahfuray mashruuca iskaashiga Caalamiga  ee Kobciye  ee maalgalisay Midowga...

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha oo daah furay lacag...

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta daah-furay lacag dhan 25 Milyan oo Doollar oo loogu talagalay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo si rasmi ah xafiiska ula wareegay ayaa kulamo la yeeshay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay, ayaa kulammo la yeeshay maamulka, Agaasimeyaasha Waaxyaha...

Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda Abaaraha

0
Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah...

Xildhibaannada labada Aqal oo dood kayeeshay maanta markale akhrinta labaad ee Miisaaniyadda Qaranka

0
Kulanka wadajirka ah ee labada Gole Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu dhamaystirayo dooda akhrinta labaad ee Miisaaniyadda Qaranka oo maalinkii labaad galay ayay Xildhibaannadu...

Xoghayaha Guud ee NATO: Ruushka ayaa khatar toos ah nagu haya

0
Iyadoo uu maalintii labaad socdo shirwayne ay isku yimadeen Waddamada ku bahoobay NATO, ayuu Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg sheegay in Ruushka uu...