Calan-saarka 1-da Luulyo oo lagu qabtay Baarlamaanka Gobolka Ontario ee dalka Canada
Qaar ka mid ah Danjirayaasha Soomaaliya,madaxda gobolka Ontario iyo dadweyne kale ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey maalinta xorriyada Soomaaliya oo ka dhaday beerta...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA XORIYADDA IYO MIDNIMADA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen...
1-da Luulyo waa xus qaran oo ku weyn dadka iyo dalka
Dadka Soomaaliya ,waxa ay ka mid yihiin umadaha caalamka ee halganka dheer u galay raadinta sidii looga hoos bixi lahaa gumeysiga shisheeye,isla markaana loo...
Qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka Sh.hoose oo tababar loo soo xiray
Tabarkaan ayaa ku saabsanaa maamul wanaaga, baahinta adeegyada dowladda iyo ka hortaga qaraha cadowga ee Al shabaab ayaa maanta waxaa loo soo xiray Qaar...
Guddoonka Labada Aqal oo guddi u xil saaray daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab...
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019,...
Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno ka tirsan Kumaandooska Danab oo Tababar loo soo Xiray
Ku-xigeenka Madaxa Hoggaanka Tababarka & Wacyigalinta CXDS, ayaa maanta tababar usoo xiray Saraakiil iyo saraakiil xiggeeno ka tirsan Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab.
Gaashaanle sare...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha ee dowlad Goboleedka Puntland ahna xubin ka mid ah guddiga gurmadka abaaraha Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa sheegay in shirkii golaha Wasiirada...
Madaxweynaha Puntland oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka...
Wasiirka waxbarashada Soomaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shir caalami ah kaga qayb galay...
wasiirka Waxbarashadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Faransiiska magaalo madaxdiisa paris kaga qayb galay shirka Caalamiga ee isbedel horumarinta waxbarshada caalamka.
Shirkan oo...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gadiidka oo kulan la qaatay Gudiga iskaashatada Bajaajlayda Gobolka Banaadir
Agaaimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Ali Ga’al Gabow ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatey Gudiga Iskaashatada Bajaajleyda ee Gobolka Banaadir Kulankan...










