Wararka

Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha shaqo ee gudaha dalka...

0
Bankiga Dhexe ayaa oggolaaday in shati (license) la siiyo labada Bangi ee kala ah; Banque Misr Banque Misr بنك مصر iyo Ziraat Katılım Ziraat Katılım. Shati siintan...

Mudaharaadyo ka dhacay dalka sudan

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudaaharaadyo xiriir ah ayaa ka dhacay dalka Suudaan kuwaas oo lagu dalbanayo in la baddelo awoodda milateri ee sannadkii hore xukunka la wareegtay...

Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ugu baaqay Wadamada Carabta inay garab-istaagaan Soomaaliya

0
Sii hayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay kulanka wadatashiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUMAD KHADRA DAAHIR CIGE

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay...

Agaasimaha Guud ee madaxtooyadda Koonfur-galbeed oo qaabilay Wakiilka Heya’adda UNICEF ee Soomaliya

0
Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay,adda Unicef oo Maanta Baydhabo...

Safaaradda Soomaliya ee Kuwait oo qabatay munaasabad loogu dabaal degayey Toddobaadka Xoriyadda

0
munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayey xuska maalmaha xoriyadda,Midowgii gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay lagu qabtay dalka Kuwait,xafladan oo ay...

Safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya oo soo qaban qaabisay munaasabad lagu xusayey maalmaha xoriyadda

0
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay safarada somalia ee dalka kenya islamarkana ahayd mid loogu dabaal dagayay 62 sano guuradii kasoo wareegatay markii uu...

Madaxweynaha Hir-shabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimada Jowhar kadib safar uu dhawaanahaan ku joogay Caasimada Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAALINTA XORRIYADDA AWGEED UBAX DHIGAY TAALADA DALJIRKA DAAHSOON

0
Muqdisho, Luulyo 1, 2022; Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey...

Ergeyga Soomaaliya ee Ururka Iskashiga Islaamka oo la kulmay xubno ka tirsan Ururkaas

0
Ergeyga Joogtada ee Dowladda FS u fadhiya xarunta Ururka Iskaashiga Islaamka Ibraahim Adan Muusa ayaa la kulmay madaxa qunsulka Somaaliya ee magaalada Jiddah Dr....