Wasiirka Gaadiidka oo shir gudoomiyay Shir la xariira Amniga Garoonka Aden Cabdulle
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa maanta shir Gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aden...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann
Labada dhinac ayaa ka...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoonka maxkamadda sare ee maamulkaas
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib u magacaabida...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka XFS oo kulan la qaadatay Wafdi ka socday Hay’adda Qatar Charity
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Qatar Charity ayaa soo booqday Isbitaalka Demartino si ay ugu kuur galaan adeegyada uu isbitaalka...
Madaxweynaha JFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo kulamo la qaadan doono Madaxda Dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka XFS oo kulan la qaadatay Wafdi ka socday Hay’adda Qatar Charity
Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Qatar Charity ayaa soo booqday Isbitaalka Demartino si ay ugu kuur galaan adeegyada uu isbitaalka bixiyo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kullan la qaatay Golaha Agaasimayaasha Hay’adda Istaatistikada Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Agaasimayaasha Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo ay ka wadahadleen...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kullan la qaatay hoggaannada qeybaha uu ka kooban yahay Xafiiska...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay qorshe xukuumadda iyo mas’uuliinta mashaariicda socda, kuwaas oo...
Madaxweynaha Dalka oo booqasho Rasmi ah ugu ambabaxay dalka Dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip...
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Dhoobley ka hawlgala
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga.
Kulanka ayaa waxaa...










