Dowladda Soomaaliya oo deeq gaarsiisay degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo
Muqdisho(Wargeyska):-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS ayaa deeqo raashin gargaar ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay abaaraha saameeyeen gaarsiisay degamda Ceel-waaq...
Wasaarada howlaha guud iyo dib udhisaka Galmudug oo qabtay tababar ku saabsanaa qorsheeynta &...
Muqdisho(WargeyskaDalka):- Tababarkaan oo ay soo agaasintay wasaarada howlaha guud dib udhiska Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku saabsanaa u adkeysiga masiibooyinka iyo qorsheynta lagaga hortagi...
Ciidamada Israa’iil oo markale maanta weerar ku qaaday magaalada Jeniin
Weerar ay maanta oo Arbaca ah ku qadeen Ciidamada Israa’iil, magaalada Jeniin ayay ku toogteen muwaaddin Falastiini ah oo halkaasi ku suganaa.
Wissaam Bakar, oo...
Jubbaland oo Hay’adaha samafalka kala hadashay u gurmashada Dadka ay Abaaraha saameeyeen
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa Kulan laqaatay masuuliyiinta Hay’adda Gift of the Givers, isagoo kala hadlay sidii wax loogu...
Xildhibaannada labada Aqal oo markale Maanta kulan wadajir ah yeelanaya
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya ayaa Maanta markale yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo ku saabsan sii wadidda Akhrinta 2aad ee...
Ra’iisul wasaare Xamse oo xilka si rasmi ah ula wareegay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka...
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta akhrinta labaad mariyay miisaaniyadda Qaranka ee...
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay miisaaniyada Qaranka ee 2022.
Ajandaha kulanka...
Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Ra’iisul wasaaraha xilka Wareejinaya oo booqday Dhismaha Golaha Xukuummadda oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayaan wufuud kala duwan...
Mareykanka: meydadka 46-ruux oo laga helay gaari xamuul ah
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Ugu yaraan 46 qof ayaa meydadkooda laga helay gaari xamuul ah oo looga tagay duleedka magaalada San Antonio ee gobolka Texas.
Sarkaal u hadlay dabdamiska...
Wasiirka Qorshaynta oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta ayaa kulan la qaatay...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa kullan la qaatay Wakiilka UNICEF...










