Wararka

Guddiga madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa oo guddoon cusub doortay

0
Guddiga madaxa banaan ee ladagaallanka Musuq maasuqa ee dhawaan lagu dhaariyay madaxtooyada dalka ayaa maanta  magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee ...

Ra’iisul wasaare Rooble oo wasiir cusub u magacaabay wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda  Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan qadka tafeelanka ah ayaa kawadahadlay iskaashiga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan qadka taleefanka amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al Thani ayaa kawada hadlay...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adda Cesvi oo heshiis kala saxiixday

0
ILAYSKA DALKA:-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey’adda Cesvi. Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dalka Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta...

0
ILAYSKA DALKA:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay madaxda Jaamacaddaha dalka “SAWIRRO”

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa...

Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka 2021

0
WAR-SAXAAFADEED Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u diray Saxafiyiinta Soomaaliyeed

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar ahna...

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta xariirka labada  dalka ee Soomaaliya iyo shiinaha la...

Qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada oo kulamo la qaatay Ergeyga gaarka ah...

0
Madaxweyneyaashada dowlad goboleedyadda Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibada dalka Qatar...