Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Taliska AMISOM ee Magaalada Baraawe.
Baraawe- Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Maamulka Degmada iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub ee...
Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga xoreynayo Koonfurta Mudug+Sawirro
ILAYSKA DALKA:-Maamulka Galmudug ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta geeyay deegaanada Koonfurta Mudug si ay halkaas kaga xoreeyaan maleeshiyada Al-Shabaab.
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka...
Dacwaddii Rag Loo Heystay Dilkii Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo Bilaabatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii hore ee degmada...
Beecmushtar Soomaaliyeed Oo Lagu Gawracay Dalka Koonfur Afrika!!
Qawlaysato Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in...
Dawladda Faransa Oo Baaraysa Dil Loo Geystay Gabar Katirsanayd Booliiska!
Faransiiska Boliiskooda ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliiska Faransiiska, Toorey lagu dilay...
Ameerikaanka Oo Ergey Cusub U Soo Magaacabay Geeska Afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Blinken, ayaa qoraal...
Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis
ILAYSKA DALKA:-Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliis Faransiiska, Toorey lagu...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
ILAYSKA DALKA:-Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la...
Maxkamadeynta Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo bilaabatay
ILAYSKA DALKA:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay billowday Dhageysiga Eedeymaha rag loo haysto Dilka Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil Al Casuumi oo dalalka Carabta ugu baaqay in ay taageeraan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay in ay ugu baaqeynaa walaalaha Soomaaliya in ay u hoggaansamaan wadahadalka oo ah xalka kaliya ee lagu gaari karo...