Wararka

Howlgal Amni xaqiijiin ah ayaa ka socda Albaabka Marina Gate ee laga galo garoonka...

0
Ciidamada Ammaanka ayaa baacsanaya laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,kuwaas...

Wasiir Beyle oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda Sare ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

0
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo booqasho shaqo u jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhiim ah la...

Putin oo qorsheynaya inuu ka qeybgalo shir madaxeedka G20

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa doonaya inuu ka qaybgalo shir madaxeedka G20 oo ay martigelinayso Indonesia dabayaaqada sanadkan, sida uu sheegay safiirka Ruushka u...

Ruushka oo ku hanjabay adeegsiga Hubka Nukliyeerka

0
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen magaalada Mariupol ee dalka Ukraine, kadib go'doomin ay maalmo ku hayeen. Madaxweynaha Ukraine...

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta oo arbaco ah lagu wadaa in lagu qabto doorshada laba kursi oo kamid ah kuraasta xildhibanada...

Dagaal ka dhacay Waajid oo jab xooggan lagu gaarsiiyey kooxda Argagixisadda Al-shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hor tegay weerar ay doonayeen nabadiidka Al-Shabaab inay ku qaadaan magaalada Waajid ee gobolka...

Taliska Ciidanka xoogga dalka ee Hiiraan oo ku dhawaaqay hawlgal ka dhan ah Al-shabaab

0
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa maanta gaaray degmada Buulaburde ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha oo halkaas kula kulmay...

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga iyo...

0
Islamabad- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka...

Qaramada midoobay oo bogaadisay kulankii ay beesha caalamka la yeelatay Ra’iisul Wasaaraha dalka

0
Qoraal ka soo baxay Xafiiska qaramada midoobay ay ku leedahay Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay kulankii ay beesha caalamka la yeelatay Isniintii Ra’iisul Wasaaraha...

Galmudug oo laga xusay maalinta biyaha Adduunka

0
Dhuusamareeb- Waxaa manta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay xuska maalinta biyaha Adduunka. Munaasabadda xuska maalinta biyaha Adduunka ayaa waxaa ka qeyb...