Wararka

Wasiirka amniga oo la kulmay madax ka tirsan boqortooyada Sucuudiga

0
Riyad: Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan la yeeshay Wasiir...

DEGDEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal guul ku dhammaaday ka fuliyay bannaanka magaalada Saakow ee gobolka Jubbada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Maanta kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee...

Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimaadka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa Magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad oo lagu xoojinayo Iskaashiga Tacliinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi Baarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Maanta si...

Dowladda Soomaaliy oo soo Dhaweysay Dib u soo Celinta ka-qeybgalka buuxa Dowladda Suudaan ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo Dhaweynaysaa go’aanka ay Dowladda Walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday ka-qaybgalkeedii buuxay ee...

Wasiirka Warfaafinta oo Booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Sare ee Warbaahinta Al-Jazeera

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo Booqasho Shaqo ku jooga Dalka Qatar, ayaa Booqday Xarunta...

Muxuu Salka ku hayay Weerarkii Shabaabku ku qaadeen Deegaanka Jabad Godane?

0
Yuusuf Kaba Kutukade oo ah Ninka kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ugu magacaaban Gobalka Sh/ Dhaxe oo ka hadalayay Duqentii ka dhacday Deegaanka Maxaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ka Tirsan Degmada Xuddur

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Gobolka Bakool, ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey,...

RW Xamsa: Waxaan u baanahay Tacliin Sare oo soo saarta Aqoon iyo Xirfad...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xalay daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo Sannadkan diiradda lagu...