Wararka

Wafdi ka socda Guddiga FEIT oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga FEIT Muuse Geelle ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Madaxtooyada...

Shir ku saabsan Xoojinta amniga Gaalkacyo oo halkaasi ka dhacay

0
Shir looga arinsanayay xoojinta iskaashiga amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada puntland iyo Galmudug ayaa...

Mareykanka oo Ruushka uga digay isticmaalka Hubka kiimikada ah

0
ka dib markii ay soo baxeen warbixin ku saabsan in Ciidamada Ruushka ay horay u isticmaaleen Hubka kiimikada ah inta uu socday dagaalka Ukraine,...

Hirshabelle: Guddiga xulista Ergada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lashaaciyay

0
Guddiga doorashada Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga xulista Ergada labo kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Jowhar. Labada Kursi ee la Shaaciyay...

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dhaarinta Xildhibaannada cusub oo muqdisho ka socota

0
Waxaa Muqdisho socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dhaarinta xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Berri oo ku began 14-ka bisha April...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadda XFS oo qaabilay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee...

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Itoobiya...

Maareeyaha guud ee hey’adda duulista rayidka oo garoonka Aadan Cadde ku soo dhawaeeyey wafdi...

0
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 62-aad EE AAS-AASKA CIIDANKA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 62-Aad ee Aas-aaska Ciidanka Xoogga...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Waxaan ugu hambalyeynayaa sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda sanad guurada 62aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay...

Guddiga Doorashooyinka heer federaal oo shaaciyay waqtiga la qabanayo dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee...

0
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa qoraal ay soo sareyn ku sheegay in maalinta khamiista oo ah 14-Apriil ay tahay maalinta la qabanayo  Munaasabadda dhaarinta...