Wararka

Ra’iisul wasaare ku -xigeenka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Caafimaadka iyo...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyey, wasiirkii hore ee Caafimaadka, Marwo Foosiyo Abiikar Nuur...

Wasiirka Cusub Ee Amniga oo Xilka Lawareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali...

Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday...

0
Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha Md, Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Federaal, Mudane Xasan Sheekh...

Biden oo sheegay in go’aanka Finland iyo Sweden ay xoojin doonto NATO

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa carabka ku adkeeyay in go’aanka Dowladaha Finland iyo Sweden ee ku saabsan ku biirista NATO ay xoojin doonto howlaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqday Warshadaha Soo Saara Qalabka Ciidamada Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka Nakasongola oo ay ku...

Howgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda gobolka Hiiraan

0
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab, ka wado degaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan, ayaa cagta mariyay goobahii ay kaga dhuumaleeysanayeen...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee ka tala...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday...

Qaar kamid ah wasiiradda cusub oo xilalka la wareegay

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cilmi Maxamed Nuur iyo...

Shaqaaqadii 7-dii bishan ka dhacday golaha shacabka oo guddi loo saaray

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudan,e Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07/08/2022.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ee XFS cusub oo xilka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamza Cabdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Salax Jaamac ...