Wasaaradda maaliyadda XFS oo qabatay shir looga arinsanayey sidii looga hortagilahaa maalgelinta Argagixisadda
Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda lagu qabtay shir muhiim ah oo looga arrinsaday sidii looga hortagi lahaa maalgalinta argagixisada.
shirka ayaa waxaa ka soo qayb...
wasiirka qorshaynta XFS oo kulan la qaatay safiirka dalka Swedan u fadhiya Soomaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beene-beene) ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Dalka Sweden...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray dalka jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasi oo si diirran uu ugu soo dhaweeyay,...
Madaxweynaha Maraykanka oo taageerayaashiisa in ay difaacaan dimoqraadiyada Maraykanka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay difaacaan dimoqraadiyada dalka oo uu sheegay inay halis ku jirto, maalin ka hor inta aysan...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo u dhoofay dalka Jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.
Socdaalka Madaxweynaha...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo Shir Guddoomisay shirka Guddiga Xeerhoosaadka Golaha Shacabka
Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga...
GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN OO U TACSIYEEYAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENKA LABAAD OO WALALKIISA LAGU DILAY MUQDISHO
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...
Madacweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool
-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.
Socdaalka Madaxweynaha...









