Wararka

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 100 ka mid ah...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gorof ee gobolka...

MADAXWEYNAHA OO LA KULMAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA IYO DIFAACA JAMHUURIYADDA IRELAND MUDANE SIMON COVENEY

0
Cairo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaba-gabeeyey safar shaqo oo uu ku joogay dalka Masar ayaa la kulmay Wasiirka...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo booqday xarunta isgaarsiinta ee Jabuuti.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee...

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha mudane Ilyaas Ali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno badan oo katirsan Gobolka Galgaduud

0
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

0
Ciidanka Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

Ilhaan Cumar oo markii saddexaad ku guulaysatay doorashada Congress-ka Mareykanka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad loo doortay kuriga degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynta Qaranka

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumaddq Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo kulan la qaatay guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka ee SODMA. Kulankan...