Wararka

Argagixisada Al-shabaab oo dab qabad siiyeen guryahii ay daganaayeen dadkii ay soo barakacisay abaarta

0
-Kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab ayaa gubay Ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen dadka ku nool tuulooyinka Bukure, Hees iyo Raqso oo u...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir yaa maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo shaaciyay arrimaha ay xoogga saari doonto Xukuumadda Dan-Qaran

0
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saleysan wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo aragnimo u fududeynaysa in...

Xildhibaanada golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda cusub

0
Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shirweyne ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayay goluhu ku ansixiyeen xubnaha golaha wasiirada ee uu dhawaan...

Hoggaanka Galmudug oo muhiimadda koowaad siiyay u gurmashada dadka abaarta iyo colaadaha ay saameeyeen

0
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada Dhuusamareeb kaga qeyb galay...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi ah la qaatay culimada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga...

Isra’el oo duqaysay Gaza iyo Islamic Jihad oo iyadna gantaallo ku ridday dhanka Isra’el

0
Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza...

Shir looga hadlayey Hormarinta Mashaariicda,iyo Xoojinta Amniga deganada KGS oo Baydhabo lagu qabtay

0
;Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha,Gargaarka,Cadaalada,Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada  ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP oo Baydhabo  gaaray. Kulanka Wasiirada...

Golaha shacabka oo beri oo codka kalsoonida u qaadaya wasiirada magacaaban

0
Guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee cod u qaadista kalsooni...

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo oo qaabilay wafdi ka socda WFP

0
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta xarunta dowladda hoose ku qaabilay xubno ka socday Hay’adda WFP. Xubnahaan ayaa maayar ku-xigeenka degmada...