Xafladda Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad oo lasoo gabogabeeyey
Waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gabogabeeyey Xafladda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ka qabsoontay hoolka teendhada Afisyoone ee magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadinayaa soona dhaweynayaa...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Go’aan kasoo saaray deegaan doorashada 2aad ee Jubbaland.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Go’aan kasoo saaray Deegaan doorashada Labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland.
Halkaan hoose ka Akhriso Go’aanka Guddiga.
Munaasabadda dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone
Munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan si toos ah ugu soconaysa hoolka teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Tiro badan oo...
Qaramada midoobay” 350,000 oo carruur Soomaaliyeed ah ayaa qarka u saaran macaluul”
Xafiiska xiriirka bini’aadan-nimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa ka digay in 350,000 caruur ah oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan inay u...
Heshiis laga gaaray saddexdii kursi ee laga laalay Koofur galbeed
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa xalay fasaxay kuraasta kala ah HOP204 iyo HOP103 oo laga soo doortay degaannada Koonfur Galbeed.
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay...
Diyaargarowga dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone
Waxaa saaka xiran waddooyinka gala akademiyada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Kaahiye iyo agagaarka xerada Afisyoone, halkaas oo lagu wado inay maanta ka dhacdo...
Wasiirka Gaadiidka oo gudomiyay shir ay yeesheen Hey’adaha Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa Maanta shir gudoomiyay Shir ay Muqdisho ku yeesheen Maareeyayaasha Hay’adaha Duulista...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Marwo Nuuriya Aadan Ciise ayaa Magaalada Muqdishu ka daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka kaasi...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Marwo Nuuriya Aadan Ciise ayaa Magaalada Muqdishu ka daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka kaasi...










