Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah

0
Taliska Guutada 17-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-Gor ayaa deeq raashin ah u qeybiyay Agoontii ay ka tageen Geesiyaashii u huray naftooda...

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha

0
Guddoomiyaha kmg ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood,...

Dad badan oo ku dhintay dagaaladii ugu dambeeyay dalka Ukraine

0
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska ka hawl...

Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya

0
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya. Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiiciga ah ee...

Faransiiska oo dib u furay safaaradiisii Ukraine

0
Dowladda Faransiiska ayaa dib u furtay safaaradeedii caasimadda Ukraine Safaaradda iyo shaqaalaheeda ayaa waxay u guureen magaalada Lviv ee ku taal galbeedka Ukraine 2-dii Maarso...

Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar

0
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106,kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee...

Shirka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo goordhow ka furmay xarunta Villla Hargeysa

0
Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kala Fadhiga 1aad Kulankiisa 1aad ee Baarlamanka 11-aad, waxaana ghir guddominaya guddomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka...

Madaxda Gaashaandhigga XFS oo xaflad dhiirigalin ah u sameeyay saraakiil ciidan

0
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan  gaashaan dhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad lagu  dhiiri-galinaayey  Shahaado siinta saraakiil...

Wasiirka Amniga XFS oo lagu soo dhoweeyay Akadeemiyada Naif ee Sacuudi Carabiya

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XF. Soomaaliya mudane  Cabdullahi Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminaayo oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka aan walaalaha nahay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u Hambalyeeyey oo Guddoonka KMG ee maanta ay doorteen Xildhibaanada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyey Labada Guddoomiye ee KMG ee maanta ay doorteen Xildhibaanada Labada aqal ee...