Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo soo gaaray muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida...

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyay Muqdisho Mas’uuliyiinta...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Galmudug u magacaabay Cilmi Cali Cabdi. Wareegto ka soo baxday madaxtooyada...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furtay waaxda Qalliimada ee Isbitaal Banaadir oo ay maalgalisay Safaaradda...

0
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abuukar Nuur, ayaa maanta xariga ka jartay waaxda Qalliimadda ee Isbitaal Banaadir...

Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab

0
Dhagarqabe ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu qabtay howlgallo qorsheysan oo ururka 84-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen...

Guddiyada doorashooyinka oo billaabay shahaado siinta murashixiinta guddoonka labada Aqal ee BFS

0
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka iyo ku xigeennadiisa ayaa manta shahaadada murashaxnimo guddoonsiiyay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana...

Xaflad lagu soo bandhigay Buugga Mangalool ee uu qoray Wasiir Dubbe oo xalay lagu...

0
Waxaa xalay magaaladan Muqdisho lagu soo bandhigay Buugga Mangalool oo uu qoray Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dr; Cismaan Abubakar Dubbe. Munaasabadda oo ay ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo noqday musharaxii ugu horreeyay ee qaata shahaadada musharaxnimada.

0
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday musharaxii ugu horreeyay ee qaaata shahaadada musharaxnimada. Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta bilaabay diiwaangalinta musharixiinta u...

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta

0
Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu...

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta

0
Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu...