Wararka

Boqorka Netherland oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya

0
Boqorka waddanka Netherland William Alexander ayaa qasrigiisa Magaalada The Heeg ku qaabilay Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi  oo loo magacaabay Midowga Yurub & waddamada la...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyooday

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Mwai Kibaki ayaa ahaa...

Tartanka Doorashada xildhibaanada oo ka socda Ceel-waaq

0
Wararka ka imaanaya degmada Ceel-waaq ayaa sheegay in ay socdaan tartanka doorashada ee xildhibaanada ka mid noqonaya golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Tartankaan oo weli ka socda...

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Ceel-waaq

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa maanta gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wafdiga oo si diiran loogu soo...

Barakacayaal ku sugan Xudur oo helay deeq raashin ah

0
Boqol qoys oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada xuddur ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo uruuriyeen siyaasiyiin...

Senator Dubbe oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka guddoomiyaha Aqalka Sare

0
Senator Cisman Abokar Dubbe,ahma wasiirka warfaafinta XFS ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka  guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Senatorka oo wareysi gaar...

Puntlad oo sheegtay in ay guddi u saareyso shaqaaqo ka dhacday Gaalkacyo

0
Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la magacaabayo guddi u howlgala barista  cid...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Midowga Afirka.

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire kuxigeenka Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Ms....

Ciidamada Galmudug iyo dad shacab ah oo howlgallo ka sameeyay koonfurta Mudug

0
Ciidanka Daraawiishta Galmudug , NISA iyo kuwa degaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Malleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-Shabaab ka sameeyay degaano dhaca Koonfurta...

Doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo oo ay kusoo baxday xildhibaan Sareedo

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga Hop#154. Kursiga doorashadiisa ayaa waxaa ku guuleysatay...