Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Dugsiga Sare ee degmada Cadaado
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga degmada Cadaado ayaa xariga ka jaray Dugsiga Sare ee degmada Cadaado,...
Go’aano kasoo baxay shir ay yeesheen Gòlaha Wasiirada Soomaaliya
Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan...
Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS oo kulan la yeeshay safiirka mareykanka ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u fadhiya...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA DOORAN EE DALKA KENYA OO KHADKA TALEEFANKA KU WADA...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta...
Wasiirka maaliyadda XFS oo ka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhammaystirka deyn cafinta Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo la kulmay madax ka tirsan hay’adda USAID Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Ahmed Moalim Fiqi oo ay wehlinayaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane, Ilyaas Cali Xasan ,Wasiir ku...
Ardayga keliya ee galay kaalinta koobaad Imtixaanka shahaadiga ee la qaaday
Khaalid Cabdullahi Maxamuud oo ka baxay Iskuulka Iftin degmada Warta-nabadda gobolka Banaadir ayaa noqday ardayga galay kaalinta koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah dugsiyada sare...
Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka.
Waxaa loo...
Ciidamada Galmudug oo howlgallo ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa dilay laba xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-shabaab,kadib markii ay weerarro qorsheysan ku qaadeen fariisimo ay...










