Wararka

Dowladda Ingiriiska oo deeq lacageed siisay Soomaaliya

0
Dowladda Ingiriiska  ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay...

Xalku waa in si wadajir ah loogu gurmado dadka barakacayasha ah (faallo)

0
Marka loo eego tobankii sano ee u dambeeyay dalka Soomaaliya waxaa ka jiray abaaro sababay macluul oo ay keneen roobab yarida,hasa yeeshee labadii sano...

WASAARADDA CAAFIMAADKA XFS OO KU GUULAYSATAY HOGGAANKA GUDDIGA AFRIKA

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka dulshada  ee XFS ayaa ku  guuleystay  hoggaanka guddiga Africa ee CDC ee heerka wasaaradeed isla markaanna ay xubno ka yihiin...

LAAMAHA AMAANKA OO GACANTA KU DHIGAY NIN LAGU EE DEEYAY INUU DILAY GABAR ARDAYAD...

0
Taliyaha qeybta galbeed ciidanka Booliska gobolka Banaadir Yaasiin Nuur Kheyre (Yaasiin Ganeey) ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedeysane la tuhmayo in uu...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo shir la qaatay madaxda shirkadaha Isgaarsiinta

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta xarunta wasaaradda waxa uu shir gaar ah kula yeeshay madaxda...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Qeybya Isku-dubbaridka Mashruuca Biyoole ee Wasaaradda

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Qaranka,Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Mudane Cabdirashiid Jire, Wasiir ku xigeenka Maxamed Cabdiqaadir Cali iyo  agaasimayaasha, ayaa...

Kuuriyada Koonfureed oo ku eedeeysay Kuuriyada Waqooyi inay ku soo ridday Gantaallo

0
Sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap, Kuuriyada Waqooyi ayaa subaxnimadii hore ee maanta laba Gantaal oo nooca loo yaqaano Cruise-ka ka...

Ciidamada Xoogga oo howlgallo ay ka sameyeen Shabeelaha hoose ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Jannaale, ku dilay maleeshiyaad...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo xal ka gaaray dilal ka dhacay duleedka Matabaan

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ayaa gaaray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo degaanno hoostaga ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...