XARUNTA QARAN EE GURMADKA DEG DEGA AH OO SOO SAARAY WARBIXINNO KU SAABSAN ABAARAHA
xarunta qaran ee hawlgalada gurmadka degdega ah ee xafiiska r/wasaaraha ayaa soo saartay Warbixinadii ugu dambeeyay ee ka hadleysa Xaaladda Abaaraha ee dalka.
Warbixintu waxa...
Wasiir Fiqi oo sheegay in la dardargaliyay howlaha ku aadan gurmadka abaaraha
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan sidii loo laba jibaari lahaa howaha...
MADXAFKII MIYAA DUMAY?!
Labeenta iyo miidda hadalku waa: Godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka,...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kormeeray xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda Socdaalka
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo madax kale ayaa kormeer ku tagay xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey dadaallada bani’aadannimada
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka, David Beasley iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Taliyaha Xoogga & Madaxda Wasaaradda
Wasiirka wasaaradda Gashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/qaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay howlwadeennada wasaaradaas oo ay ugu horeeyaan wasiiru dowlaha, wasiir...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Madaxa Hay’adda WFP
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Hadraawi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo lagu wareejiyay gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
Xil wareejinta Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS.
Munaasabadaan ayaa waxaa goob joog ka...










