Wararka

Ra’iisal wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay weerarka argagixiso ee Hotel Xayaat

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u tacsiyeeyay ehelka dadka wax ku noqday Weerarka Argagixiso ee Hotel Xayaat. “Waxaan murugada iyo...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la iska kaashado ciribtirka argagixisada...

0
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa murugada iyo xanuunka la qeybsaday ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu la...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay madaxda waaxda xalka waara ee wasaaradda.

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehelinayaan wasiiru dowlaha wasaaradda Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo...

WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika

0
Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu jiraan dad gaaraya 22 milyan oo qof oo ku nool Geeska...

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”,

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka...

Ciidanka amniga oo soo badbaadiyey shacab ku sugnaa hotelka la weeraray

0
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa wali howlgal ka wada Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Dadbadan oo shacab ah oo ku sugnaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS ” Marxuum Hadraawi Taariikhda ayuu ku Xusnaan Doonaa”

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Da’uud Aweys Jaamac oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa tacsi u diray, Qoyska, ehelada, qaraabada & guud...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo deeq gargaar ah u qeybiyey Qoysas danyar ah

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta qeybiyay gargaar raashin...

AUN Abwaan Hadraawi oo maanta lagu aasay magaaldda Hargeysa

0
Alle ha unaxariistee Abwaankii weeynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa. Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb...

Ciidanka Galmudug oo gacanta ku dhigay rag lagu tuhmay Al-Shabaab

0
Wararka laga helayo saraakiisha laamaha amniga gobalka mudug ee Dowlad Goboleedka  Galmudug ayaa sheegaya in la hayo 3  ruux oo lagu tuhmay iney wadeen...