Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo...
Ra’iisul waasaraha XFS oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer fededaal iyo gudidda Doorashooyinka Jubaland oo...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha shacabka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka...
Xildhibaanada golaha shacabka oo dhageystay hadal-jeedinta musharaxiinta guddoomiyaha golaha shacabka BJFS
Xildhibaanada golaha shacabka iyo xubnaha golaha Aqalka sare ayaa maanta oo sabti ah dhageystay hadal jeedinta musharaxiinta isku diiwaangeliyay tartanka guddoomiyaha golaha shacabka ee...
Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha dad-dhigista iyo dhalinyarada ee gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer kadis ah ku tagay xarunta Dad-dhigista ee dowlada...
Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan guddoonka labada Aqal ee BJFS oo maanta bilaabaneyso
Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada...
Madaxda Qaranka oo cambaareeyay weerarkii argagixisadu ka geysatay Xeebta Liido
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee lagu qaaday masuuliyiin iyo muwaadiniin kale oo ka...
Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay garoonka Ceelwaaq
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo si casri ah loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo kaalmo siiyay qoysas danyar ah
Qoysaska ka faa’ideystay deeqdaan ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin caawimaadda uu Safiirka soo gaarsiiyay ee loo sameeyay, iyagoo u mahadceliyay Danjire Ilyaas Sheekh...
Guddiga FEIT oo shahaadada guddoonsiiyay ilaa iyo afar mudane
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay maanta qaateen ilaa iyo afar mudane,...
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmadda Ceelwaaq
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Ceelwaaq, halkaas oo ay ka socoto doorashada...










