Doorashada guddoomiyaha Aqalka sare oo ka billaabatay teendhada Afisyoone
Waxaa hadda ka billowday Teendhada Afisyoone ee magaaladan Muqdisho doorashada Guddoomiyaha Aqalka sare iyo cideynta xildhibaanada.
Waxaa fadhiga soo xaadiray dhammaan xildhibaanada Aqalka sare, waxaana...
Qaban-qaabada doorashada guddoonka Aqalka sare oo ka socota Muqdisho
Waxaa socda diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee qabashada doorashada guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo maanta lagu wado inay ka dhacdo Muqdisho.
Ciidamada kala duwan ee...
Ra’iisulwasaare Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Switzerland ayaa uga warramay xaaladda abaarta, doorashada iyo amniga dalka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble...
Guddida qaban qaabada Doorshada guddonka aqalka sare oo booqday goobta doorashadu ka dhacayso
Gudidda qaban qaabada Doorashada Guddoonka aqalka sare ayaa kormeer ku tegay Xarunta Teendhada Afisyoone oo beri 26-ka bishan ay ka dhacayso Doorashada Guddoonka aqalka...
Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan
Ciidanka ururka Sadaxaad ee kumaandooska gor gor ee...
Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan
Ciidanka ururka Sadaxaad ee kumaandooska gor gor ee...
Ra’iisal wasaare Rooble oo shir looga hadlayo arrimaha abaaraha geeska Afrika uga qeyb galaya...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas...
UK oo qalab militari oo dheeraad ah u direysa Ukraine
Ra’iisal wasaaraha dalka UK Boris Johnson , ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan...
UK oo qalab militari dheeraad ah u direyso Ukraine
Ra’iisal wasaaraha dalka UK, ayaa xaqiijiyay in dowladiisa ay qalab military oo dheereed ah u direyso Ukraine oo ay ka socdaan dagaal uu ku...
Ciidamo ka mid ah NISA oo fashiliyay qarax miino
Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Jubbaland ayaa xalay fashiliyay qarax miino ay argagixisada Al-Shabaab albaabka ugu dhajiyeen mas’uul ka tirsan...










