Guddiga qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen
Senator Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa ku guulaystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ah ee qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha.
Xildhibaan, Maxamed Axmed beerreey oo la tartamayay guddoomiyaha...
Guddoomiye Shacbaan oo furay kulanka Guddiga ka shaqaynaya doorashada Madaxwaynaha
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa furay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya...
Wasaaradda warfaafinta oo ka digtay barnaamijka ay waddo Somali debates
Wasaaradda wafraafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa ka digtay inay barnaamij dood ah oo ku saabsan doorashooyinka ku qabato magaalada Muqdisho kooxda la baxday...
Wasiir Dubbe oo Addis ababa kula kulmay madax ka tirsan dowladda Itoobiya
Addis ababa- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abokar Dubbe ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo xiriirka gobolka ee...
Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare oo kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare ee BFS Cali Shacbaan ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda talyaaniga u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Saraakiisha ATMIS kala hadlay Amniga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe ayaa kulan la qaatay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta u...
Falastiin oo ugu digtay Israa’iil in ay waxyelleeyso Al-Aqsa
Digniin ay si wada jir ah u soo sareen Shacabka, Saraakiisha iyo ciidamada Kooxaxa hubaysan ee reer Falastiiniyiinta, ayay ugu digeen Ciidamada Yahuudda in...
Xubnaha qaban qaabada doorashada madaxweynaha oo la magacaabay
Kulan ay goor dhow yeesheen Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Kulankii Golaha Shacabka oo goor-dhow furmay
Waxaa goor_dhow furmay kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Shir looga hadlayo Amniga Dagmada Cabudwaaq oo halkaasi ka dhacay
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq.
Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen maamulka Dagmada,...










