Guddoomiyaha Aqalka sare oo amniga doorashooyinka kala hadlay Taliyeyaasha CXD iyo Booliiska
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo...
Ciidamada DF oo ku guuleystay in ay furaan wadooyin ay go’doomiyeen Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa muddo toban sana ah kadib ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansax-dheere oo gobolada...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka dalka imaaraadka ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi oo...
Ciidamada xoogga dalka iyo ATMIS oo howlgal ka dhan ah argagixisada ka wada gobolka...
Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa Burundi ayaa howlgallo ka wado Gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaa degaanada hoos yimaado degmada Mahadaaay.
Ciidamada...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageyd ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Addis-Ababa kula kulmay dhiggiisa Ethiopia
Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kulmay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaga oo ka...
Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo la kulantay Musharax Daahir Maxamuud Geelle
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka BFS marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa hoyga ay ka dagantahay magaaladda muqdisho kuka kulantay musharax madaxweyne...
Qaramada Midoobay oo ka digtay halis macluul oo ay wajahayaan dadka Bariga Afrika
ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha bini’aadantinimada iyo isku duwaha gargaarka degdega ah, Martin Griffiths, ayaa ka digay in laba milyan oo...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka FS oo lagu doortay Jowhar
Murashax Mohamed Adan Daahir ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#135 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Sidoo...
Xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka oo joojiyey galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta...










