DEG DEG: Go’aanka Guddoonka Golaha Shacabka ee matalaadda gobolka Gedo
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsaday xildhibaannada laga soo dortay degmada Ceel waaq inay xildhibaannada saxda ah halka uu waxba...
Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre oo is Diiwaangeliyay
Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre ayaa is Diiwaangeliyay iyadoo uu qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya
Guddoomiye Sheikh Aadan Maoobe oo xafiiskiisa ku kula kulmay safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulan la...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah safiirada Beesha caalamka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalkeenna mudane...
Daahir Maxamuud Geelle oo noqday murrashaxii labaad ee is diiwaangeliya.
Waxaa si habsami leh uga socota xarunta Guddiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS, diiwaangelinta murrashaxiinta ubaratamaysa xilka madaxtinimada Soomaaliya, iyadoo murrashaxii labaad ee isdiiwaangeliya isla...
Shariif SheekhAxmed oo noqday musharixii u horeeyey ee isku diwaan geliya doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Musharrax Madaxwayne Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday murrashaxii ugu horreeyey ee isu diiwaangeliya tartanka xilka madaxtinimada dalka, asigoo qaatay shaahada muujinaysa Musharraxnimadiisa xilka...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Howlgalkan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al...
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo maanta bilaabaneysa.
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka...
Maxaa laga bartay Shantii sano ee tagtay,maxaa se laga filan karaa Aqalka sare afartan...
Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo markii labaad noqday guddoomiyaha aqalka sare ayaa markii ugu horeysay wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka dib u doorashadiisii...
Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS
Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya.
Halkan ka...










