Madaxweyne Dani oo kulan la qaatay guddiyada doorashada iyo xubnaha cusub ee Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay hab maamus guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee Puntland iyo...
Zambia Doorashada madaxtinimada dalkaasi ayaa loo dareeray
Malaayiin kamid ah shacabka dalka Zambia ayaa Khamiistan maanta ah u dareereya goobaha codbixinta doorashada madaxtinimada dalkaas xilli ay jirto mushkulad dhaqaale oo aad...
Erdogan oo khadka Telefone ka kula hadlay Madaxweyneyaasha Afgaanistan,Iran iyo Togo
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa taleefanno gooni gooni ah kula hadlay goor dambe oo Arbacadii ah madaxweynayaasha Afgaanistaan, Iiraan iyo Togo, iyagoo mid...
Samareeb iyo doorashada aqalka sare
Magaalada samareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug , waxaa ka socota qaban qaabada doorashada lix xubnood oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka...
Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Awdheegle- Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose.
Ninkan...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Puntland ugu hambalyeeyay doorashada xubnaha Aqalka sare
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqa ku jooga dalka Kenya ayaa bogaadiyay doorashada xubnaha Aqalka sare ee baarlamanka...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar oo qadka Telefoon-ka ku wada hadlay
Madaxweynaha Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar oo qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa dalka Kenya.
Ra’iisul'wasaaraha ayaa...
Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir.
Guddoomiyaasha xilka...