Shiinaha oo ka hadlay hindise ku saabsan amniga oo khuseeya nabadda iyo horumarka dunida
Qoraal uu soo gudbiyay safiirka Shiinaha ee fadhigiisu yahay dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha dalka dalkaasiXi Jin ping oo ka hadlay xafladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirrada dowladaha Qadar iyo Sacuudiga u jooga Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya.
Kulanka oo ahaa salaan iyo Hambalyo ayaa safiirka waxaa...
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyaah ee Soomaaliya gaar ahaan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dib u habeyn dhaqaalaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u...
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta Amb....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay safiirka Masar ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...
Ciidanka Xoogga iyo kuwa ATMIS oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Ceel-baraf
Ciidanka xoogga iyo kuwa howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS,ayaa diib ugu laabtay fariisimo ku yaalla deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelada Dhexe ,halkaas oo todobaadyo...
MADAXTOOYADA QARANKA OO GUDDOONTAY DHAMBAALLO KA YIMID CAALAMKA OO KU SOCDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH...
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka...
James Swan” Waxyaabaha dowladda horyaalla waxaa ka mid ah dhameystirka hannaanka dastuurka”
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u jooga Soomaaliya danjire, James Swan ayaa hambalyo uu u jeediyay madaxweynaha cusub ee dalka ka dib waxa...










