Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay Xog-hayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa u magacaabay Xog-hayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka socda Gobolka Bakool ee...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka
Kismayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin...
Golaha Shacabka oo akhrinta 2-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulanka ayaa ajandihiisu...
Ra’iisal wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mudane Ahmed Jumah...
Wasaaradda caafimaadka XFS oo la wareegtay agab caafimaad
Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Maryan Maxamed Xuseen iyo Agaasimaha Guud ee Isbitaal Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa Mashiino...
Xildhibaano ka tirsan DFS oo Wisil u gaaray dardar gelinta howlgallada lagu ciribtirayo Argagixisada
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa gaaray magaalada Wisil ee gobolka Mudug, halkaas oo ay si weyn ugu dhoweeyen...
Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka
Aadan Isxaaq Xasan oo magaciisa afgarashada yahay (Jacfar) oo ka soo goostay Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG...
Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta
Culumada Soomaaliyeed ayaa si midnimo leh ummadda Soomaaliyeed ugu soo bandhigay baadinimada kooxaha Khawaarijta ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay faafiyaan iyo garab...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo madaxa EUCAP-SOM oo ka wada hadlay daadejinta arrimaha...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay madaxa xafiiska EUCAP-SOM ee Soomaaliya Mr. Kauko Aaltoma.
Labadda mas’uul ayaa...










