Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan mira dhal ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Mr. Akinwumi Adesina. Wasiirka iyo...

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo la shaaciyay

0
Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada...

Waxgaradka Gaalkacyo oo isku raacay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta

0
Kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay waxgaradka iyo Bulshada magaaladaas ku go’aamiyeen in ahmiyadda koowaad la siiyo howlgallada ka dhanka...

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga Adduunka

0
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Bangiga adduunka oo uu hoggaaminyay Mr. Harris Khan. Labada mas’uul ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka tababbarka ku qaatay Ereteriya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha...

Wafdi ka socda Hey’adda Maareynta Masiibooyinka iyo Qadar oo gaaray Kismaayo

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle iyo xunmo kale oo ka socday Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa...

Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Shaaciyay waqtiga la qabanayo dhismaha hoggaanka ururka

0
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Ururka dhakhaatiirta aqoonyahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgaslay kulan looga hadlaayey dhismaha hoggaan cudub oo uu yeesho ururka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday deegaanada Xaradheere ee laga xoreeyay khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa goobihihii laga xoreeyay khawaarijta ee aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan ciidanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf u sameeyay xubnihii ka qayb galay Shirweynihii...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay Culumadiin ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska Soomaaliya

0
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha...