Wararka

Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Argagixasada Al-shabaab

0
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa ka fuliyay Degmada Dharkeenley iyo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka...

Wasaaradda Shaqada XFS oo shir guddoomisay shirka Guddiga hagaya Mashruuca Hal-abuurka Dumarkaiyo Barashada Tamarta

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir guddoomiyey shirka Guddiga hagaya Mashruuca Hal-abuurka Dumarka iyo Barashada Tamarta sida loo cusbooneysiiyo oo maanta...

Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug oo gollaha Baarlamaanka hor geeysay qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel

0
Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa maanta hor gaysay gollaha Baarlamaanka Galmudug qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel, oo ay hore u meel mariyeen gollaha wasirada...

laba qarax oo ka dhacay bartamaha Caasimada dalka Uganda ee Kampala

0
Laba qarax is xig-xiga ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhacay bartamaha Caasimada dalka Uganda ee Kampala, waxa jira cabsi ah in ay...

Wasiirka Warfaafinta JFS oo gurigeeda ku booqday Fanaanada weyn ee Binti Cumar Gacal

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Senator Osman Abukar Dubbe oo ay weheliyaan Xildhibaano, agaasimayaal iyo fanaaniin ayaa waxa ay gurigeeda ku booqdeen fannanaddii weyneyd...

Wasiirka Amni JFS oo qabtay Shir looga hadlayey horumarinta ciidanka booliiska federaalka iyo Dowladaha...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cabdulllaahi Maxamed Nuur iyo ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Interpol

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa kulan kula qaatay Xoghayaha...

Ra’iisul wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku...

Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyn

0
Duqa Magaaladda Beladweyne ee xarunta Gobalka hiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo hay’adaha Amniga ayaa la wareegay Qalabka loogu talo galay Doorashooyinka Golaha Shacabka...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furta shirka wada-tahsiga qorshe howleedka 2021-2022

0
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha  Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay  Magaalada kismaayo  Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Qaran ee...