Wararka

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo maanta xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay afar ka mid ah akarta dowladda Kuwaas oo horay...

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka Soomaaliya iyo dalalka deriska ah

0
Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyey war-murtiyeedka shir madaxeedka Soomaaliya iyo dalalka deriska ah, kaas oo maanta...

Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Finland

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwoย  Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa maanta la kulantay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto,...

Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

0
Beledweyne- Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Khawaarijta ayaa ka socda deegaanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Koonfur Galbeed

0
Baydhabo- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Koonfur Galbeed Shirka ayaa looga hadlay Dardargelinta...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Madaxweynaha JFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo...