Wasiirka Warfaafinta oo faahfaahin ka bixiyay shirka Taliyeyaasha iyo Wasiirrada waddamada safka hore ee...
Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir gogol xaar u ah shirka madaxda dalalka safka hore ee ay...
Wasiirka qorsheynta X.F.S oo qaabilay wafdi ka socday EAC
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta ku qaabbilay xafiiskiisa wafdi ka socday...
Wasiirka Deegaanka XFS oo safar shaqo ku tagtay dalka Findland
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo la leh madax ka...
Soomaaliya oo ku guuleysatay hufnaanta adeegga sare ee Hawada (A) (WARBIXIN)
Todobaakii la soo dhaafay waxaa Dowladda Soomaaliyed iyo Shacbigeedaba u qabsoomay waxyaabo badan oo kor u qaadaya masiirka Umadda Soomaaliyed, hagaajinaya Heykalka Dowladnimo, waxaana...
Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin loo heysto dil iyo burcadnimo
Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaalley ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay nin loo haysto dil iyo Burcadnimo hubeysan, xilli dadka Shacabka ah ee deegaanku...
DFS oo ku wargalisay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay u soo...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay si buuxda ugu soo guuraan dalka oo ay shaqada ka wadaan...
Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada dalalka Soomaaliya, Kenya, Jibuuti iyo Itoobiya oo maanta...
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore. Waddamada...
Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta iyo Golaha Badbaadada Koonfur...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha...
Wasaaradda qorsheynta XFS oo fartay hey’adaha gargaarka ee mashaariicda ka fuliya dalka inay si...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda federaalka ayaa ayaa fartay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya dalkeenna inay si...
Wasiirrada gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dagaalka lagu...
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan doceed kula yeeshey magalaada Muqdisho dhigiisa Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...










