Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa kulan la xiriiray la socodaka heerka waxbarasho iyo caqabadaha kale ee jira...
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO KULAN IS-XOG WAREYSI AH LA QAATAY GUDDOONNADA BAARLAMAANNADA HEER FEDERAAL IYO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay Guddoonnada Baarlamaanka Dowlad-goboleedyada dalka ee ka qeyb-galay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee...
Ra’iisul Wasaare Xamse: Soomaaliya waxay hiigsanaysaa waa cusub oo nabad, degenaansho iyo dimuqraadiyad ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya iyo bangiga adduunka,...
Ukraine:mowjado gantaallo ah oo ruxay Odesa, Dnipro iyo Kyiv
Qaraxyo dhowr ah ayaa ruxay qaybo badan kamid ah Dalka Ikrine,gaar ahaan deegaanada dhaca koonfurta ee Odesa, caasimadda Kyiv, iyo magaalada Dnipro.
Kooxaha Dab-damiska ah...
Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanka Cadcadeey
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kooxaha khawaarijta ah kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe...
wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo Liisanka shaqada kala laabatay shirkadaha dibedda u dhoofiya...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku cadaysay in la madnuucay in dalka dibeddiisa loo dhoofiyo xoogsato...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo iskaashiga Caalamiga XFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhaqaalaha Serbia.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan gaar ah la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay dhambaal uga yimid Hoggaamiyaha dalka Suudan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo ka tirsan Golaha Sare...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyaddii Zoobe ee loo...
Abu Dhabi- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta booqday Isbitaalka Milateriga magaalada Abu Dhabi...
Guddoomiye Cali Jeyte oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Muane...










