wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga dasturka...
Wasiirka wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug Daa'uud Maxamed Maalin ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga ah oo ku saabsan dib u eegista...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah...
Askar horay dilal u geystay oo lagu toogtay Kismaayo
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay Kismaayo ku toogatay laba askari oo horay dilal uga gaystay magaalada Kismaayo.
Ragga qisaasta lagu fuliyay saaka...
Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed.
Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB
Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA AL-SHABAAB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah...
Soomaaliya oo saxiixday baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa...
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo soo dhoweeyay gabar Soomaaliyeed oo xubin ka ah baarlamaanka...
Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Deeqa Cabdi Dhalac oo kamid ah xildhibaanada gobolka Maine ee...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...
Wasiir Ku Xigeenka Diinta XFS oo sheegay in dib loo dhisayo goobihii waxbarashada diinta...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta XFS Xil. Saalax Shariif Sayid Cali,ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay qorsheynayaan sidii dib loogu dhisi...










