Wararka

Madaxa Bangiga Dhexe oo ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee bangiyada dalka

0
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe C/raxmaan Maxaed C/laahi oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee...

Dhaqaatiirka Xuddur oo la tacaalaya daaweynta cudurka Jadeecada oo laga helay 10 caruur ah

0
Wararka ka imaanaya magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in 10 caruur ah oo uu soo ritay cudurka Jaceecada lagu daaweynayo cisbitaalka magaadaasi. Madaxa...

Korneyl Abshir “Ku dhawaad 20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaan ku dilnay weerarkii Balcad”

0
Taliyaha Guutada Sedexaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl Abshir Maxamuud Shataqay oo waraysi siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa u sheegay in dagaal ka dhacay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga doodayay Ansixinta Miisaaniyadda maamulka gobolka...

Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam Axmed Modoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga...

Taliye Xijaar oo ka digay in ay ciidanka boliisku ku milmaan arrimaha siyaasadda

0
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed janaraal; Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa saraakiisha iyo laamaha kala duwan ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed faray inaysan ku milmin arrimaha...

Soomaaliya iyo Norway oo iska kaashanaya mashruuc biya xireen ah ka hirgelinaya Beledweyne

0
Wasiirrada qorsheynta iyo biyaha ee dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda qorsheyta XFS iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa si wadajir...

Maraykanka oo warbixin kasoo saaray Soomaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare...

Ciidamada XDS oo jab xooggan gaarsiiyay malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dharbaaxa weyn gaarsiiyay malleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo saakay weerar gaadmo kusoo qaaday qaybo ka mid ah degmada...