Wararka

Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso

0
Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri “Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo kormeerey Ceelbiyood laga qodayo Deegaanka Gosol

0
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin  kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka Deegaanka Gosol oo ay...

Shirka Amniga Garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Farah ayaa maanta Shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee Amniga Garoonka Aadan Cadde...

Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso

0
Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri “Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maalintii 5aad galay.

0
Madaxda golaha wadatashiga Qaran ayaa maanta oo sabti ah sii amba-qaaday kulankoodii ay diirada ku saarayeen arrimaha doorashooyinka iyo amniga. Madaxda ayaa waxa ay  maanta...

Madaxii hore ee sirdoonka Kazakhstan oo xabsi la taxaabay

0
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano qaran, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Kazakhstan...

Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo

0
Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan oo ka tirsan magaalada Kismaayo. Sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda Amniga, Ciidamada ayaa...

Shirka Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaranka oo caawa ka socda Muqdisho

0
Shirka Madaxda Gollaha wadatashiga Qaranka oo ay iswada jirta usoo xaadireen dhamaan Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble & Madaxda Maamul Gobaleedyadda iyo Gudoomiyaha Gobalka...

Madaxweynaha JFS oo Wareegto kasoo saaray lacagti laga qabtay Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cade.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda  inaan Laga saari karin ...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka nabadeynta dadkii ku diriray Saax-Maygaag

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku...