Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay madaxda Bisha cas ee Turkiga
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso...
Q.M oo Maxkamadda Cadaaladda ugu baaqay inay wax ka qabato xadgudubyada ka dhanka ah...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii, meel mariyay qaraar Maxkamadda cadaaladda ugu baaqaya inay tixgeliso arrinka ku saabsan gaboodfalada Israa’iil ay...
Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Jabuuti oo yeeshay wada xaajood ku saabsan xariirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay...
Wasaaradda Batroolka XFS” Waxay si dhow ula socotaa howlgalka sharci darrada ah ee la...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah...
Mudanayaasha labada Aqal ee BJFS oo maanta ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2023-ka
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku yesheen Magaalada Muqdisho ku ansixiyay miisaaniyadda 2023,waxana ogolaatay 172 mudane Hal xildhibaan...
Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Jabuuti ku soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha...
Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse.
Kulanka waxaa shir guddoominaayay...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jabuuti oo maanta kusoo wajahan Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah uga billaabaneysaa caasimadda dalka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM DANJIRE MUXIYADDIIN MAXAMED KAALMOY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo la kulmay Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Eng...



