Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka...

Warbixin: Horjoogayaasha Khawaarijta oo wajahaya cabsi iyo walwal xoogan

0
Deegaanno mudo dheer aysan Maankooda galin Khawaarijta in mar loogu imaan karo ayay geesiyaasha ciidanka qaran u daateen, waana xisaab tira beel ah xubnaha...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

0
Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka,...

Kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow furmay

0
Kulanka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana siwadajir ah u shir guddoominaya guddoomiyeyaasha labada Aqal. Ajandaha kulanka...

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Magaalada Muqdisho. Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Horjooge iyo Maleeshiyadiisa oo lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in Horjooge iyo Maleeshiyadiisa lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha...

Howlgal qorsheysan oo lagu bur-buriyay xarummo Khawaarijta ku lahaayeen gobolka Shabeellaha hoose

0
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen NISA iyo ciidanka gaarka Booliiska ee Haramcad ayaa lagu bur-buriyay xarummo qarsoodi ah oo khawaarijta ku lahaayeen deegaannada...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo gargaar gaarsiiyay qaar kamid ah dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii Soobe...

0
13 qoys oo ka mid ah  ehelada dadkii ku waxyooloobay qaraxyadii Zoobe 2 ayaa manta  Hay’ada IHH Humanitarian Relief Foundation oo gacan ka heleesa...