Wararka

UK oo hub siineysa Ukraine

0
Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo. Taageerada Millateri...

Ciidamada Suudaan oo toogasho ku dilay dad dibadbax dhigaayey

0
Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay kadib markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen dibed baxayaal si...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka...

0
London- Dowladda UK, ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha...

Xubin katirsanaa argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

0
Cali nuur Ibraahim oo Magaciisu Afgarasha uu Yahay Hamza oo Ka mid ahaa kooxda Nabadiidka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka amniga Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka amniga Hirshabeelle si loogu diyaar garoobo doorashooyinka xildhibaanadda golaha shacabka ee...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka...

0
Dowladda UK, ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha Afrika...

Gulmudug oo laga dhagaxdhigay Sheybaarka Xoolaha iyo xafiisyo ay yeelan doonto Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir  Geelle Cilmi oo ay wehlinayaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug  Mudane Maxamed...

Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Banaadir oo kulan la qadatay Guddiga Abaaraha GB

0
Shirka xiriirnta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo ay shir guddoomisay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir...

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo gaaray Beledweyne

0
Wafdi saraakiil ah oo Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka...

Waa sidee xaaladda caafimaad ee Maxamed Ibraahim Macalimuu?

0
Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay qarax ay argagixisada Al-Shabaab u soo maleegeen,...