MAXAA KU DHACAY BAAL WEYNTII SOOMAALIYEED (SHILINKII SOOMAALIGA)
Shilinka Soomaaliga waxa lagu dhawaaqay ama la hirgaliyay sanadkii 1921- dii xilligaasi oo gumeystihii Ingiriisku uu meel mariyay gaar ahaan gobolada Waqooyi uu ka...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ป๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya...
Wasiirka warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Heyโadda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Heyโadda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay...
Xukuumadda Seoul oo Pyongyang ugu hanjabtay inay hakineyso heshiiskii Military ee u dhaxeeyay labada...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeo, ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah inuu ka fiirsan doono hakinta heshiiskii milatari ee labada dal ay gareen sanadkii...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Maxaas.
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska...
Wax ka badel lagu sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamo ee Shirka Dib u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu isbadel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada...
Maraykanka oo sheegay inuu ka walaacsan yahay booqashada wasiirka Amniga Israel ku tegay Masjid...
Washington (Wargeyska) Maraykanka ayaa aad uga walaacsan talaabadii uu talaadadii Wasiirka Amniga Qaranka Israaโiil, Itamar Ben-Gvi ku tagay dhismaha Masjidka Al-Aqsa isagoo sheegay in...
Ciidamada Ruushka oo sheegay inay burburiyeen Madafiicdii uu Mareykanka ugu deeqay Ukraine
Af-hayeenka Wasaaradda Difaaca Ruushkaa, Igor Konashenkov oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay burburiyeen Laba difaac oo madaafiicda Goobta ah, nooca lagu farsameeyey Maraykanka...
Guddoomiyaha Degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey qaraxyo ka dhacay degmadaasi
Kooxda khawaariijta arxan laawayaasha ah ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku weeraray shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Degmadda Maxaas Muumin Maxamed Xalane...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka XFS oo kormeer shaqa ku tagay xarunta dhexe Shaybaarka...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Md. Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulale ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta dhexe...










