Wararka

BARAKADA GANACSIGA.

0
ganacsaigu wuxuu ka mid yahay xirfadaha barakaysan oo diinta ayaaba lagu sheegay, wuxuuna leeyahay Faa'iidooyin wax ku oola oo nolosha bulshada sare u qaada. Ganacsigu...

XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...

TIROOYINKA KHAWAARIJTA ISKU SOO DHIIBAYA DOWLADDA OO SII KORDHAYA (WARBIXIN)

0
Tan iyo intii dagaalka adag lagu qaaday Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaab, meel kastana lagu jabiyay ayaa waxaa soo kordhay maalinta maalinta ka dambeysa...

DALXIISKA DALKA SOOMAALIYA

0
Dalkeennu ku dalxiis macaanaa Duunyo dhaqasho wacanaa, dalkeennu waa iska daawo dacallada, haddaba dowladda soomaaliya ayaa 13-ka september sannad walba u aqoonsatay in ay...

SOO BADASHADA MAKIINADAHA YAR YAR EE SAMEEYA SALIIDA MACSARADA

0
Suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaayoย  makiinado yar yar oo lagu isticmaali karo koronto, Solar kuwaa oo aad u adeegsaneysid soo saarista saliid...

NADAFADDA GOBOLKA BANAADIR OO SOO HAGAAGEYSA

0
Gacmo wadajir ayey guul ku dhaliyaan haddii uu jirin waddani daacad ah oo u taagan danta guud iyo kuwo la shaqeeya waxba mahagaagaan waxaan...

BEERASHADA BARADHADA OO CAALAMKA KU SII FIDAYA

0
Beerashada baradhada ayaa ku fidday caalamka oo dhan waxaana hadda laga beeraa in ka badan 160 waddan oo adduunka ah. Shiinaha ayaa lagu qiimeeyay inuu...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada Saxaafadda...

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey madaxda ururrada saxaafadda ee FESOJ,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œHOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANNADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka...