Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada oo maanta kormeeray waaxda (PRA) ee...
Kusimaha Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada ahnna Wasiiru’dawlaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Xildhibaan Maxamed Cumar (Cananuug) ayaa maanta kormeeray habsami u socodka...
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo la kulmay wiil dhalinyaro ah oo sameeyay...
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha waaxda...
Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay qorshaha dhismaha Dekado ganacsi
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Maxamed Axmed oo la hadlay SONNA ayaa bogaadiyey dhammeystirka xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe, wuxuuna...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Hey’adda IHH ee dalka...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin ayaa magaalooyinka Istanbul & Bursa ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda hey’adda IHH, Guddoomiyaha ayaa booqday xarumaha...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo Kitaabo Qur’aanka kariimka ah...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Saalax Shariif Sayid Cali ayaa Kitaabo Qur’aanka kariimka ah ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo...
Khawaarijtu Waa Dad Sumeysan (maqaal) January 2, 2023
Tobanaan sano oo gumeysi iyo gumaad shacab ah kadib, dadki Soomaaliyeed way kaceen, waxayna isku dhaarsadeen geeri geesinimo leh, waxay iska diideen in ay...
Madaxda IMF oo sheegay in koboca dhaqaalaha dunida uu ka adkaan doono 2022-kii
Madaxda hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka uu ka adkaan doono kii sanadkii hore,isla markaana dalalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona guulaha 7-dii bilood ee lasoo...
Ruushka iyo Ukrine oo mid kasta ballanqaaday in uu guul ka gaari doono dagaalka
Madaxweynayaasha Ukraine iyo Ruushka ee uu ka dhaxeeyo dagaalka ayaa midba kan kale ballanqaaday in ay guulo ka gaari doonaan dagaalada,xilli ay khudbad ku...










