Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay madaxda Dalkaasi
Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudan Amb Maxamed Sheikh Isxaaq iyo wafdi uu hoggaaminaayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle,Dr Cabdi Xakiim Luqaam ayaa maanta kulan la...
Wasaarada Waxbarashada XFS oo qabatay kulan la xiriiray tayeynta waxbarashada
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS iyo Ergeyga Q.Midoobey oo ka hadlay u diyaargarowga doorashooyinka...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...
Wasiirka Amniga XFS oo carruurta Agoonta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed u fulinaya ballan-qaad uu u...
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS),mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo ka qeyb galay munaasabadda 77 guuradii kasoo wareegtay aas aaska ciidanka boliiska Soomaaliyeed,...
Shirkadda Twitter ooTrump ka xirtay bartii uu ku lahaa
Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump
Shirkadu waxay sheegtay in uu Trump ku...
Mushaar kordhin loo sameeyay shaqaalaha rayidka ee Puntland
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January oo ku beegan sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay...
Wasiirka tamarta oo la kulmay wakiilka hey’adda Qatar Charity ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi, ayaa Dabayaqaadii toddobaadkii hore kulan kula yeeshay xafiiskiisa mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda...
Kenya:Qaxootiga Dhadhaab oo dhigay bannanbax cabasho ah
Waxaa Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab gar ahaan Xerada ifo ka dhacay banan bax cabasho ah oo looga horjeeday xaaladda nolol ee dadka ku jira...
Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Dalka Koongo
21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo,kadib kolkii kooxo hubeysan oo ka soo...
Amiirka Qadar oo ka qeybgalay heshiis ay wada gaareen Dalalka Khaliijka
Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka...