Wararka

Xildhibaano ku soo baxay doorashada golaha shacabka ee ka socota Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana ku soo baxay doorashadaas qaar ka mid ah musharaxiinta. Cabdirashiid Maxamed...

Bekir Bozdağ oo loo magacaabay wasiirka cadaaladda dalka Turkiga

0
Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozdağ, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka dib markii Abdülhamit Gül...

Ciidamada amniga oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafadaha Garbahaareey

0
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan...

Wasiir Dubbe” Agaasime Sharma’arke hadda waa ladan yahay,”

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ku booqday Hoygiisa Istanbul Agaasimaha SNTV Sharma’arke Maxamed Warsame...

Guddiga hirgelinta doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 6-kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay...

Shacabka Galmudug oo looga baaqay in ay ciidamada xoogga ku garab siiyaan dagaalka ka...

0
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah iyo qaar ka mid ah Bulshada rayidka...

Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu joojinaayo lacagahii uu siin jiray Milatariga Masar

0
Sida laga soo xigtay Saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa doonayo in uu Masar ka joojiyo lacagahii gargaarka Milatari ee...

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia oo xukun lagu riday

0
Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano oo xarig ah, kadib...

Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe

0
Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddiga ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Sh/Dhexe

0
Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed gaar ahaana guutada sidaxaad qeybta 27 aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda nabad diidka alshabaab ka fuliyay...