Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay
Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey isku dayeen inay weerar kusoo qaadaan degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay waxaana halkaasi jab xooggan lagu gaarsiiyay...
Taliska booliska oo shaaciyay in talaabo sharci laga qaadi doono cidkasta oo ku lug...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in falkii xalay lagu bur buriyay Iskuulka Hooyga Xamar uusan Taliska waxba kala...
Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Jamaal Khaashuqji ay dileen koox Sacuudi ah oo ku howlgalay amar uu bixiyay Dhaxal-suge Maxamed Bin Salaan, sida lagu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ugu baaqday Puntland iyo Jubaland in ay kusoo biiraan shirka...
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo qabatay kulan Wacyi gelinta Covid-19
Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka...
7 xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax
Toddobo xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax ka dhacay dalkaas sidoo kalena waxaa dhaawacmay 3 kale.
Sida laga soo...
Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis
Doomo kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Tuniisiya ayaa soo badbaadiyay 103 tahriibiyaal ah, kuwaas oo ka yimid xeebaha Liibiya kuna sii jeeday jasiiradda Talyaaniga...
Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 51-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii...
Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay...